Akhriso: Warsaxaafadeed laga soosaaray Doolow oo lagu diidanyahay Maamulka Axmed Madoobe.

deg

Waxaa maanta degmada doolow ee Gobolka Gedo warsaxaafadeed kasoo saaray wasiiradii iyo xildhibaanadii Jubbaland ee dhawaan halkaas gaaray, Masuuliyiintani ayaa bayaankooda oo kakoobnaa ilaa todobo qodob uga hadlay qarixii soobe, Shirkii kismaayo, taageerada ay u hayaan dowladda federaalka iyo qodobo kale.

HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA

gedo
gedo

1 Trackback / Pingback

  1. Axmed Madoobe oo ay Hareeyeen Mawjado Siyaasadeed | Bartamaha News

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.