Wasiirka Warfafinta Galmudug Maxamuud aadan Masagawaa ayaa qiray inuu jiro Qorshe Xaaf looga horistaagayo ka qayb galka shirka Dowlada Soomaliya iyo maamul goboleedyada uga furmayo 28 Oktoobar Muqdisho, wasiirka ayaa sheegay inuu socdo dacwad maxakamada Sarre ee dowlada Federaalka ah ka furtay Muqdisho.
Leave a Reply