Taliyaashii Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda oo xilkii laga qaaday

sanbalooshe

Waraka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa sheegaya Shir deg dega ah oo Golaha Wasiirada Soomaaliya ku yeesheen Xafiiska ra’iisal Wasaaraha Soomnaaliya ayaa xilkii looga qaaday Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabad sugidda Soomaaliya ee kala ah C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Gen C/xakiin Saciid Saacid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.