Qaar kamida Wargaradka kudhaqan degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa fikirkooda ku aadan shirka Dowlada Soomaliya iyo Maamul goboleedyada uga furmaaya Magaalada Muqdisho uga waramay wariye Mahad Bashiir iyagoo sheegay in loo baahan yahay tanasuul iyo istixgalin.
Leave a Reply