Xaruunta safaarada turkiga waxaa hada ka socda munaasibad ay ugu dabaal dagayaan xiligiii ay noqdeen jamhuuriyad waxayna xorimada qaateen 1923dii Munaasibadaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay reysulwasaraha jamhuuriyada Xildhibaano wasiiro madaxda maamul goboledyada iyo marti sharaf kale.
Goobata munaasibada lagu qabtay ayaa aad loo qurxiyayDawlada turkiga iyo soomaaliya waaa walaalo dawlada turiga somalia sanadii 2012 ilaa iyo hada ay garab taagan tahay shacabka soomaaliyeed.
Leave a Reply