Allaha u naxariistee Cawad Axmed Cashara oo ahaa Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Dalka Canada, Marxuumka ayaa ku noolaa Dalka Canada sanadihii dambe waxaana la sheegay in uu u dhintay xanuuno soo wajahay Cawad Axmed Cashara Alle ha u naxariistee waxa uu ka mid ahaa Baarlamaanka Dowladdii KMG ahayd Xiligii Madaxweyne Cabdullahi Yusuf Axmed.
Leave a Reply