Kulan ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo in kabadan 70 Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa waxay sheegeen in madaxwaynaha Koonfur Galbeed uu qalaqalaaso siyaasadeed kawado Koonfur Galbeed loomana dulqaadan karo, Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa dignin udiray Madaxwayne shariif aykoo sheegay inuusan xilka ka qaadi karin Gudoomiyaha Maxkamada Sarre ee Koonfur Galbeed.
Leave a Reply