Taageer Ciidankaaga W/Q Wariye Hodan Xirisi Maxamuud

askari

Wiilashas Habeen iyo macalin wadadda taagan Hadii qarax dhaco Waa iyaga Kuwa ugu dhimashada badan. Marka shacabka laga Reebo. Furimaha dagaalka Waa iyaga Kuwa ku dhinta. Oo cadawga ladagaalama.
Hadii ay naxariis noqoto Waa Kuwa uga naxariis badan Kuwa xilalka Waa Weyn ka haya dowladda. Hadaba iyadoo ay wiilashas naftoodi ay u hureen dadkoodi iyo dalkoodi Mahelaa xaqii ay ku lahaayen shacabka ay u dhimanayaan iyo xildhibaanadii ay badbaadinayeen.iyo madaxda kale ee dowladda??
Waxaa hubaal ah in suaashas jawaabteda ay tahay Maya. Hadan ku horeyno Dowladan hada jirta xil wayn Waa iska saartay ciidamada niyadana Waa u dhistay mushaar iska yarna Waa sisay Marka loo Eego xukuumadihii ka horeyay iyadda lkn sidii laga rabay wax Uma siin.

Xildhibaanadda Waa Kuwa hortaagan in ciidanka wax lasiiya maxaa yeelay haddii ciidamada mushaarki loo kordhiyo Ayagana wax laga jaro moshiin iyo fowdo ayay bilaabayana. Hutelada laweeraro waxa ku raaxeysto Oo dagan ugu badan Waa xildhibaano waxana soo badbaadiyo ciidamada Oo naftooda u hura.
Kaalinta shacabka somaaliyed ciidanka Ma dhiira galiyan cadawga iyaga arkayaa Kuma war geliyaan si dhab ah ulama shaqeeyan haddana Kuwa u naxariista Oo badbaadiyo Waa askarta.
Talo ku socoto madaxda dowlada iyo shacabka.

Dowlada.Waa iney askarta mushaar toos ah siisa, mudane maddaxweyne ama reysalwasare sidee mushaar yar u siisa nin Habeen iyo malin taagan Oo dagaal ku jira adigoo sinaya mushaar badan xildhibaano caruurtoodi iyo nagahoodi wadomo hormaray ugu raxeysanaayan Ayagana gari qaboob iyo hotel qabow ku raxeysaneysa markii camal la.anta ka badato na facebook dhaliisha iyo been abuurka mucaaradnimada la soo tagan. Mahan inan ugafaayo Xildhibaanadda sharafta leh lkn waxa jira kuwo badan Oo leh dhaqankas anka hadlay.
Shacabka,, cadawgiina iyo gacalkiina Kala garta Oo meel iska dhiga qabyalada iyo nin jecleysiga askarta la shaqeya maha inaad ka cabsatan shabaab marba hadi ayan ku dayneyn dhimo adigo is difaacaya Oo shihiid ah inti hilibkaga la garan way laha Oo juwan lagugu arruurin laha adigo lagu garanayo meydkada dhimo.
Ugu dambeyntii shacabka somaaliyed dowlada dhaqaale fiican malahan Ee haka caawiyaan ciidamada mushaarkoda Hala sameyso Account uu qof Walbo Oo Somali ah Wuxu awoodo ku ridi Karo. wabillahi towfiiq√√.

W/Q Wariye Hodan Xirisi Maxamuud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.