Deeqdaan Lacageed oo ay iska soo aruuriyaan shacabka iyo maamulka Puntland ayaa kudhawaad 500,000 kun oo Dallar taasi oo loogu tala galay in loogu gargaaray dadkii ay wax yeelada ka soo gaartay musiibadii ka dhacay Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
Leave a Reply