Shirkaan ayaa Maalmihii lasoo dhaafay, waxaa Shir Gudoominaayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka qeybgalay ,Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxda maamul goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Shirka waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah.
Goordhow Filo dhammaan Qodobadda kasoo baxay Shirka
Leave a Reply