Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ayaa waxay hawgalo lagu sifaynayo kooxda argagixisada Alshabab kasameeyeen Tuulooyin hoostaga Balcad iyo jowhar halkaas oo shacabka ka qaadayeen lacag at uGu yeereen sakawaat.
Ciidamada xooga dalka oo uu hogaaminaayo amaanduuliha ciidanka xooga dalka Soomaliye Generaal Cabdulaahi Cali Canood iyo General Maxamud Maxamed Koronto iyo qyabaha kala duwan, waxayna cidamada ku guulesteen inay kasifeeyaan tuulooyin badan sida uu sheegay Generaal Caanood.
Leave a Reply