Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Soomaliya ayaa sheegay Inaan Soomaliya waxba ka ogayn shirka looga hadlaayo arimaha Batroolka ee ka dhacaya Kenya kamana qayb galayso, wasiirk ayaa intaas ku daray inaan raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre uusan shaqo ku lahayn shirkadaas waxna kama oga shirkaas
Leave a Reply