Daawo:Su,aalaha Xildhibaanada Aqalka Sare ay weydiiyeen Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada

aqalka

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa hortagay Xubnaha Aqalka Sarre ee soomaliya waxaana su’aale laga waydiiyey arimaha amniga garoonka iyo lasoo wareegida hawada soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.