Wasiirka Amniga ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa magaalada kismaayo kusoo dhaweeyey Wafti isugu jira wasiirada amniga ee Dowlad-Goboleedyada Dalka iyo Xubno ka socda wasaarada amniga ee Somaaliya.
Waftigaan Wasiiradaha Maamul goboleedkayada iyo dowlada federaalka ayaa lafilayaa inay ku yeeshaan magaalada Kismaayo shir looga arinsanayo aminga qaranka Somaaliya.
Wasiirka aminaga Juubaland Cabdiqaadir janan iyo Xildhibaano ayaa dhawaan khilaaf soo kala dhexgalay iyakoo kismaayop ikaga tagay waxayna gaareen nmagaalada Doolow Gobaolka Gedo waxaana la ogayn waxa at ku hehiiyeen axmed Madoobe iyo xildhibaanadii ka carooday dhibaatada Axmed Madoobe ku hayo shacabka Jubbaland gaar ahaan kuwa Gobolka Gedo oo dhib saa’ida ugesytay Axmed Madoobe iyo kooxda la shaqeysa.
Leave a Reply