Ciidammada Boliiska Soomaaliya ayaa soo Bandhiggay Daawooyin Si Daraagis ah loo Isticmaalay oo lagu qaldan dumarka ayna cabashooyin ka soo gudbiyeen qaar ka mid ah Haweenka ayaa lagu soo bandhigay xarunta taliska Boliiska Soomaaliya.
Goobta lagu oo bandhigay daawadan waxaa goobjoog ka ahaa wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha Boliiska Soomaaliya, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka.
Leave a Reply