Maamulka Degamada Doolow ee gobolka Gedo oo waheliyaan qaar kamida Xildhibaanada Juubaland ayaa kormeeray dugsiyada degmada doolow iyo kuwa barakacayaasha waxayna mid mid ugaleen faalada dugsiyada iyakoo u kuur galaayey qabadaha iyo baahiyaha haysta iskuuladaan.
Leave a Reply