Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubaland ayaa ka warbixiyay shirar uu uga qeybgalay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Maxamuud sayid aadan ayaa sheegay magaalada Nairobi shir kula sooqaatay hay’adaha taakuleeya Somaaliya si gaar ah kuwa kahowl-gala deegaanada Jubaland oo ay arimo badan kawada hadleen.
Leave a Reply