Golaha Wasiirada Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa bogaadiyay doorashadii sida nabad galayada iyo dimuqoraadiyada ahayd ee ka dhacday Somaliland.
Goluhu waxa uu hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo hogaanka hada sida KMG ah talada u haya.
Sidoo kale Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2018 oo ay Wasaarada Maaliayadda soo diyaarisay.
Leave a Reply