Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Xubnaha Aqalka Sare ayaa su’aalo weydiinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, waxaana ay wax ka weydiiyeen waxyaabaha u qabsoomay Wasaarada arimaha dibada.
Leave a Reply