Dhawaan bay ahayd markii Jamacada Stafford ee dalka Uganda lagu eedeyey inay shahaado been abuura”Fake” ay siiyeen Jamacada Jobkey ee ku taala Magalada Muqisho, Jamacada Jobkey iyo Safford labaduba waa iska fogeeyeen eedaymaha loo soo jeediyey.
Hadaba waxaa isi soo taraya Ardaydii hore iyo kuwii dambe oo walwalsan shahaadooyinkooda madaama far ku godan tahay ardaydaan ayaa waqti iyo maal ku bixiyey sidii at uheli lahaayeen Jaamacad tayo leh.
Leave a Reply