Barlaamnaka soomaliya ayaa 15 qodob kasoo saarey kulankii ay laqaateen raysawasaare sharmaake oo ku saabsanaa amaanka dalka waxaana qodobadaann warbaahinta u aqriyey gudoomiye kuxigeenka Barlaanka Soomaaliyeed Mahad Cabdalla Cawad qodobadaan waxaa kamid ahaa in ciidanka dalka soomaliya ay helaan mushaar ku filan iyo in ay helaan ciidamada dalka nolol ku filan iyo in ladhiso hay’ad qaran oo filisa sharcigaan lagu dar yeelaayo ciidamada Soomaliyeed.
Hoos kadaawo
Leave a Reply