Wasirika Qorsheynta Magaalgahsiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa manata hortagay Golaha Aqalka sare ee dalka Waxaana kulanka golaha aqalka sare.
Wasiir Jamaal Maxamed Xasan, ayaaa mudanayaasha ugu warbaxiyay qaab dhismeeka Wasaarada iyo horumarada ay sameysay Wasaarada, sidoo kale waxuuu sharxaad ka bixiyey mashaariicda hada ka
socda gobolada dalka.
Leave a Reply