Mama Ijaa’ib Shiiq Xasan waa hooyo karisa Cuntada fudud kana iibisa bulshada Muqdisho cunatada ay gado Mama Ijaa’b ayaa waxaa kamida burka,Sambuuska,Maxasharada iyo Leef Leefowga.
Mama Ijaa’ib ayaa usharaxday Wariye Iqra Ladan cuntada uGu gadista badan ayaa ah Leef Leefowga oo ah Cambe lashiilay oo lagu daray Basbaas iyo Liin, dhalinyarada iyo iqyaarta ayaa intooda badan ku kulma Xarunta Mama Ijaa’b si ay u gataan Leef leefowga mararka qaarkood raga ayaa dumarkooda uqaada haweenkooda markay u hoyanaayan gurigooda madaama dumarka aad u jecel yihiin.
Leave a Reply