Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya iyo kuwa AMISOM ayaa dib ula wareegay Deegaano hoos taga Magaalada Marka ee Xarunta gobalka shabeellaha hoose.
Ciidamada Xooga dalka oo gacan ka helaya Ciidamada AMISOM ayaa u suura gashay iney la wareegaan gacan ku heynta deegaanka abiikaroow oo kamid ah deegaanada hoos taga Magaalada Marka ee Gobalka sh/hoose.
Leave a Reply