Iyadoo Shalay Weerar isugu jira Qaraxyo iyo Mid Toos ah lala beegsaday Dad Shacab ah oo ku Tukanayay Masaajid ku yaalla Waqooyiga Wadanka Masar ayaa waxaa Weerarkaasi ka soo baxaya Warar dheeraad ah.
Inta la ogyahay Weerarka waxaa ku dhintay 235 Qof,halka dhaawacu uu ka badan yahay ugu yaraan 100 Qof.
ma jirto illaa hadda Cid sheegatay Weerarka Bahalnimada ah ee lagu qaaday Masaajidka ku yaalla Waqooyiga Masar.
Leave a Reply