Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit ayaa waxuu gurigooda uGu tagay gabar jirta 3 sano oo Buro dhabarka uga soo baxday waxuuna geeyey Isbitaalka Digfeer ee Turkiga maamulaan waxuuna Balaqaday inuu bixinaayo qarashka Isbitaalka.
Arintaan uu ku kacay Gudoomiyaha Gobolka Banadir aya farxad Galisay dadwaynaha Soomaliyeed waana wax Mudan ku dayasho.
Leave a Reply