Wafdi Balaaran oo kasocda Maamulka Galmudug ayaa gaaray Dalka waxayna kaga qayb gali doonaan shirka dib u hishiisiinta Maamulka Galmudug Iyo ahlusuna oo ka furmi doona dalka jabuuti, Sidoo kale waxaa dalka Jabuuti ku wajahan wafdi ka socda Maamulka Gobolada Dhexe ee ahlusuna waljameeca.
Wadahadalka u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlusuna Waljameeca waxaa garwadeen ka ah Urur Goboleedka IGAD, waxaana labada dhinac laga filayaa in ay is afgarad ku gaaraan halkaasi, sida la ogsoon yahay waxaa wali dhamaan qilaafkii udhexeeyey Madaxda Galmudug.
Leave a Reply