Degmada luuq ee gobolka Gedo ayaa waxaa kusoo badanayaa isticmaalka Mootooyada taas oo suuqa ka saartayTagssidii la isticmaali jiray sababtoo ah waxaa wax badan Raqiisan Mootada, Waxaana lagu raacaa Moto Bajajka Hal Doolar oo udhiganta 20,000 oo shilling Soomali ah.
Leave a Reply