Waxaa Magaalada Qardho Kulan ku yeeshay Waxgarad,Siyaasiyiin iyo odayaal waxayna ugu baaqeen Shacabka iyo Madaxda Puntlad in laga noqdo heshiiskii lala galay shirka Imaardka ee Lagu wareejiyey Dekada Boosaaso.
Waxagaradkaan iyo Siyaasiyiintaan ayaa sheegay inaysan cadayn heshiiska lala galay Shirkada Imaaradka oo aan la arag waxu uu kusaabsan yahay Heshiiska madaama wariiqhii loo soo bandhigi waayey Shacabka Puntland sidaas awgeed waa in laga noqdaa Heshiiskaan aayey Sheegeen.
Leave a Reply