Kulan ka dhacay Magaalada Baydhabo oo ay kasoo qayb galeen wasiiro,xildhibaan,siyasiyiin iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa waxay ka dalbadeen Madaxwyanaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in Marxuun Wasiir Siraaji Helo Cadaalad dadkii dilana Sharciga lagu Fuliyo.
Leave a Reply