Wasiirka Wasaarada xanaannada xoolaha Jubaland Mudane Maxamed Nuur Buule Dhaay ayaa baarlamaanka Jubbaland hortagay wasiirka ayaa waxuu barlamaanka ka hor aqriyey waxii u qabsoomay wasarada Xanaanada xoolaha Jubbaland, intaas kadib ayaa waxaa Baarlamaanka Jubbaland waydiiyeen wasiirka Su’aalo ku saabsan hawlaha wasaarada oo at kamid yihiin talaalka Xoolaha,Labatory lagu baaro xanuunka Xoolaha iyo lasocodka Tayada hilibaka lagu qalo Magaalada Kismaayo.
Leave a Reply