Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in xiligaan aan la joogin waqtigii ay ciidamada AMISOM ka bixi lahaayeen Soomaaliya sababtoo ah ciidamada Soomaaliyeed ma dhisa awoodna malahan sidaasi darteedna aanay macquul ahayn in shacabka Soomaaliyeed sidan looga tago ayuu yiri .
Leave a Reply