Waxaa hada kasocota Madaxtooyada Soomaliya heshiis ay isla gaareen Maamulka Galmudug iyo Maamulka Gobolada dhexe waxaana goob joog ka ah Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,Madaxda maamul Goboleedyada,Wasiiro,xildhibaano iyo Marti Sharaf Kale.
Faafaahin dheeraad ah kala soco wararkeena dambe.
Leave a Reply