Xafiiska qaramada Midoobe u qaabilsan Arimaha Xuquuqul Insaanka ee Unsom ayaa maanta soo bandhigay warbixin ay ugu hadlayeen xadgudubyada sharciga caalamiga ee bani’aadanimada xilliyada dagaalada Soomaaliya.
Ilaalinta Dadka rayidka.
Warbixinta ayaa lagu shegay in laga soo bilaabo 1dii Janaayo 2016 ilaa iyo 14kii October 2017, UNSOM waxa ay diiwaangalisay tiro wadareed gaareyso 4,585 oo qasaaro loo geystay dad rayid ah.
60% ka mid ah waxa loo aaneeyay Alshabaab.
13% Maleeshiyaad.
11% dhinacyada Dowladda.
4% Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya
Leave a Reply