Gudoomiyaha Baarlmanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay inay jiraan Xildhibaano iyo dad wax ka tabanaya Heshiiska Galmudug iyo ahlusuna lakiin majiraan xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo kazoo horjeeda heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna.
Dhawaan bay ahayd markii xildhibanada Galmudug ee laga soo doorto Galgaduud iyo Mudug ay kazoo horjeesteen heshiiska dhexmaray Galmudug iyo Ahlusuna.
Leave a Reply