War_murtiyeed ka soo baxay shirweynaha qaran Ee xeer ilaaliyaasha soomaaliyeed oo laba maalmood ka socday magaalada muqdisho oo la soo gaba gabeyay,Shirweynahaan oo uu soo qaban qabiyay xafiiska xeer ilaaliyaha guud Ee qaranka Waxaana ka soo qeybgalay wasiirka cadaalada xumada fedraalka soomaaliya iyo xeer ilaaliyaal ka socday dawlad goboleeyda dalka ka Jira.
Leave a Reply