Wafdi uu hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa soo gaarey Degmooyinka Bangeelle iyo Caabudwaaq, Wafdiga Madaxwayne kuxigeenka waxaa kamid ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ,Wasiiru Dowlaha Caafimaadka ,Abaanduulaha Ciidamada Qaybta 21aad iyo Masuuliyiin kale.
Insha Allah Video iyo Sawiro kale filo goordhow Wariye ayaanle Cabdulaahi
Leave a Reply