Xildhibaano siyaasiyiin shir ku yeeshaya Magaalada Cadaado ayaa waxay sheegen inaysan kamid ahayn Heshiiskii ay isla Gaareen Galmudug iyo Ahlusuna lagamana tashay, waxay kaloo sheegeen inaysan taageersanayn heshiiskaa Jabuuti uuna dib dhac ukeenaayo bulshada Galmudug.
Leave a Reply