Shir ay isugu yimaadeen waxgaradka,odayaasha, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Xeraale ayaa waxay si cad uga soo horjeesteen Heshiiskii dhexmaray ehlusuna iyo Galmudug maadama aanan talada wax nalakasiin, kooxda sufana ka masuul yihiin dil,dhac iyo barakicil lagu sameeyey Shacabka Xeeraale.
Hoos kadaawo Warbixintii wariye Ayaanle
Leave a Reply