Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali daahir oo Goordhaweyd Shir jaraaid ku qabtey Xafiiskiisa ayaa sheegay in baaris lagu sameynayo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu tuhmayo Dowlad Dumis
Xeer ilaaliyaha Guud ayaa Sheegay in Gudoonka Baarlamaanka ay ugudbiyeen Warqad ay kaga dalbanayaan in Xasaanada laga qaado Labada Xildhibaan Ee kala ah
Xasan macalin maxamuud
Abdi saabir Nuur shuuriye
Xeer ilaaliyaha Ayaa ku eedeyey Xildhibaanadan in ay Dhaqaalo Dowlada lagu duminayo ka soo qaateen Dowlado Shisheeye
Dhowaan Halkan ka daawo Muuqaalka Shirka jaraaid Ee Xeer ilaaliyaha Uu Goordhaw qabtey
Leave a Reply