Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo ka mid ah mas’uuliyiin maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ku raad joogaan shaqsiyaad uu sheegay in ay ku howlan yihiin Duminta Dowladda Soomaaliya kuwaas oo isugu jira nuucyo kala duwan.
Leave a Reply