Waxaa Magaalada Hargaysa war saxaafadeed ku qabtay Booliiska Soomaliland oo sheegay in Dabcasar uuxiran yahay Maxkamadna Lahorkeenaayo Boliiska Soomaliland ayaa Beeniyey in Jirdil loo gaystay,
Dabcasar ayaa horey usheegay in si xun loo jirdilay dhibaatana loo gaystay.
Leave a Reply