Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka tababar ugu soo xiray Magaalada Muqdisho Ciidamadaan ayaa mudo dhowr bilood ah waxa uu tababar uga socday Saldhiga turkiga uu dhawaan ka furay Gudaha Magaalada Muqdisho .
Madaxwaynaha Soomaliya aya sheegay inay Soomaliya inay xortahay wadankay rabtana lasaa xiibayso cidkasta oo danaha soomaliya kashaqeynayana xirir lasameynayso.
Leave a Reply