Wariye Cabdi Shakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Jowhar ahna agaasimaha Idaacadda Cityfm ee Magaalada Jowhar ayaa Maalintii Shanaad u Xiran Madaxada ugu sareysa Maamulka Hirshabeele.
Wariye Dulmi Diid Shaashaa ayaanan la cadayn sababaha loo xiray ilaa iyo hadan lama keenin maxkamad Madaxtooyada Hirshabeele oo la waydiiyey cida soo xiran tahay wariyaha ayaa sheegay inaysan soo xiran , waxaa isi soo taraya codsi ka imaanaya xubnaha Baarlamaanka iyo Bulshada Hirshabeele oo lagu dalbanaayo in si dag daga loo siidaayo.
Leave a Reply