Wariye Cabdi Shakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Jowhar ahna agaasimaha Idaacadda Cityfm ee Magaalada Jowhar ayaa Maalintii Todobaad u Xiran Madaxada ugu sareysa Maamulka Hirshabeele.
Wariye Dulmi Diid Shaashaa ayaanan la cadayn sababaha loo xiray ilaa iyo hadan lama keenin maxkamad, Wariyahaan waxaa waxuu u xiran yahay amar kazoo baxay Madaxda uGu sareeysa Hirshabeel, Hadaba ilamaha uu dhalay Wariye Shaashaa oo kusoo booqday Xabsiga ayaa waxay aka codsadeen Madaxda Hirshabeele in aabahood Sharuud la’aan loo soo daayo.
Leave a Reply