Wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo ayaa isagoo ku sugan Gobalka Sool ayaa sheegay in socdaal ku soo maray degmooyin bada oo ku yaala Gobalada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sheegay in uu noqonayo Mas’uulkii ugu horeeyay 30 sano kadib oo halkaasi taga, kaas oo ka socda Dowlad dhexe oo Soomaaliya ka jirta, wasiir Jamaal ayaa ka sheekayay Hor-marada iyo dhibaatada deegaanadaaasi ku soo arkay.
Halkaan ka dhageyso Wareysiga Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta Soomaaliya Jamaal Maxamed xasan
Leave a Reply