Haween Soomaaliyeed ee kismaayo ayaa isu Xil saaray Wax U Qabashada Caruurta Danyarta ah iyo Kuwa Darbi Jiifka ah ee Ku Nool Magaalada Kismaayo Ayaa Baaq U Direy Hay’adaha Samafalka Iyo Madaxda Ugu Sareyso Maamulka Jubaland Si Wax Looga Qabto Xaaladaha Nololeyd Iyo Tan Waxbarasho Ee Caruurtaasi.
Hoos Ka Daawo warbixnta maxamed Kaasim
Leave a Reply