Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo isaga oo shacabkii soo dhaweeyay u sheegay in dowladda Federaalka ay ka go’antahay nabadeynta Galkacyo.
Qaar kamida dadwaynaha ka qayb qaatay Soo dhaweynta Madaxwaynaha ayaa waxay ku dhawaaqayeen “Madaxwayne waan kusoo dhaweynaynaa,waan kujecel nahay, waxan rabnaa inaad nabada ka kashaqeysid, waxaan jirnaa 30 wali nabad maanan arag”.
Leave a Reply