Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacay Munaasabad lagu furaayey faraca Jaamacada Ummada Soomaliyeed waxaa munaasabadaan ka qayb galay waftiga Madaxwaynaha Soomaliya Iyo qaybaha Kala duwan ee bUlshada.
Khudabada uu Madaxwaynaha Galmudug jeediyey ayaa waxaay ka caraysiisay dad badan uGu dambayntii waxaa ka hadlay Xafladaas Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo asagoo uga mahad Celiyey bulshada Caabudwaaq sida wanaagsan ay usoo dhaweeyey asaga Iyo waftigiisa waxuuna uGu baaqay Madaxwaynaha inay qayb wanagsan ka qaataan inay ka shaqeeyaan aminga Iyo horumarka.
Hoos kadhageso
Leave a Reply