Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga dhagax dhigay Iskuul loogu Magacdaray Allaha Unaxariistee Abwaankii Soomaliyeed Cabdiqaadir Xirsi Siyaad YAM YAM, Munaasabadii lagu dhagax dhigaayey Iskuulkaan ayaa waxaa ka qayb galay Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug, Maamulka Dagmada, Xildhibaano Iyo Marti sharaf Kale.
Leave a Reply